Qeexid
"Qalle gudasho."
[-leeyay, -laysay]
qalle eeyay
qalle aysay
f.g2"Qalle gudasho."
Wadaag:
Waajib waqtigii la samayn lahaa la soo dhaafay oo waa dambe la guto, siiba salaadda iyo soonka.
m.l
Wadaag:
Bariis inta aan biyaha lagu darin dallac ku shiilid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Neef irmaanaa caanihii ka dhammaasho; gurid (geel)
Hilib qalowle ka dhigid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Ilmo markaa dhashay booqashadiisa ugu horrayn (dhaqankuna wuxuu qabaa in ilmahaas dabeecaddiisu ay u ekaato midda qofkaas hore). ld billee.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax qarribid.
Ku h.: qof wax ku aaminid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Aqal meel naacawi ka soo gasho u yeelid.
Cid hoosaasin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Farax iyo guul ku jirid.
Wax rajo ku eegid. ld naalloo.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Madhab raacid in muddo ah.
f.g3
-latay, -ladatay
Wadaag:
Wax adag oo aan jilicsaneyn noqosho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Meel qalab u yeelid.
Cid hubeyn.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado.
Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.
m.l
Wadaag: