Qeexid
"eeg qalloocso. ld qalloocsi."
"eeg qalloocso. ld qalloocsi."
Wadaag:
Wax dhan u soo janjeersasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn.
Q.ah: hadal aan munaasab ahayn.
m.l
Wadaag:
Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dhan u janjeersasho.
Ka q.: hadal si aan habbooneyn u dhihid.
ld qallooc2.
f.mg3
-cday, -catay
Wadaag:
(juqr.) Golxo laga helo haloodka webiga, oo si isdabjoog ah ugu leex leexanaysa dhinac ilaa dhinac, iyada oo samaynaysa laabyo waaweyn markuu webigu ku socdo oo uu qoynayo dhul siman.
m.l
Wadaag:
Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax qaab toosnayn oo dhan u janjeera leh ahaansho.
Hadal wax aan munaasab ahayn ahaansho.
Qof aan dabeecad wanaagsan lahayn ahaansho. ld qalloocsan.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag: