Qeexid
Wax dhan u soo janjeersasho.
[-saday, -satay]
f.g3Wax dhan u soo janjeersasho.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld qalloocsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (juqr.) Golxo laga helo haloodka webiga, oo si isdabjoog ah ugu leex leexanaysa dhinac ilaa dhinac, iyada oo samaynaysa laabyo waaweyn markuu webigu ku socdo oo uu qoynayo dhul siman.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn.
Qeexid Xigta: Q.ah: hadal aan munaasab ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld qalloocan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -cday, -catay
Qeexid: Wax dhan u janjeersasho.
Qeexid Xigta: Ka q.: hadal si aan habbooneyn u dhihid.
Qeexid Kale: ld qallooc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: qalloocin. 2. Is q.: qof xarrago isla godid.
m.f.dh
Qeexid: eeg qallooci.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Wax qaab toosnayn oo dhan u janjeera leh ahaansho.
Qeexid Xigta: Hadal wax aan munaasab ahayn ahaansho.
Qeexid Kale: Qof aan dabeecad wanaagsan lahayn ahaansho. ld qalloocsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qalloocasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qalloocso. ld qalloocsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld qalloocnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qallooco. ld qalloocid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qalloocan. ld qalloocnaansho, qalloocsanaan, qalloocsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld qalloocnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Si wax meel hoose ku jira loo eego hanqal laalaadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Qeexid: (ooday, -ootay) Nafley qalo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waajib waqtigii la samayn lahaa la soo dhaafay oo waa dambe la guto, siiba salaadda iyo soonka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Wax qoyanaa engegid.
Qeexid Xigta: Qof sarco qaba suuxid.
Qeexid Kale: Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]