Qeexid
"Si miskiinnimo ah isu muujin (qof). ld galluub2."
[-day, -dday]
qalluud2 ay
qalluud2 day
f.mg1"Si miskiinnimo ah isu muujin (qof). ld galluub2."
Wadaag:
Si miskiinnimo ah oo la isu muujiyo (qof). ld galluub1.
m.l
Wadaag:
Wax miskiin iska dhigaya ahaansho (qof). ld galluuban.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid wax ay qaybineysay wax ka qarsasho.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
eeg qalluudsan. ld galluubnaan, galluubnaansho, qalluudsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Waajib waqtigii la samayn lahaa la soo dhaafay oo waa dambe la guto, siiba salaadda iyo soonka.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Qof qaangaar ah oo garmaqaatenimo iyo nacasnimo isku darsaday.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax si aan sax ahayn u samayn.
(f.mg) Ku q.: wax, wax kale oo aan ku habbooneyn ku qasid.
f.g
Wadaag:
Wax, wax adag oo aan jilicsaneyn ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: