Qeexid
"Wax miskiin iska dhigaya ahaansho (qof). ld galluuban."
[-naa, -nayd]
qalluudsan aa
qalluudsan ayd
f.mg4"Wax miskiin iska dhigaya ahaansho (qof). ld galluuban."
Wadaag:
eeg qalluudsan. ld galluubnaan, galluubnaansho, qalluudsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Si miskiinnimo ah isu muujin (qof). ld galluub2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Si miskiinnimo ah oo la isu muujiyo (qof). ld galluub1.
m.l
Wadaag:
Cid wax ay qaybineysay wax ka qarsasho.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Wax aan jilicsaneyn ahaansho.
Wax aan sulub ahayn ahaansho.
Wax aan sahlanayn ahaansho. 4. Qof dabeecad adag oo aan soo loodsamin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof niyad wanaagsan ahaansho; niyadsan.
Ku q.: cid kalsooni ku qabid.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax qudrad, subag iwm muddo yar lagu shiilay ahaansho (hilib).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof oo geel qallacay si kadis ah ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax qoyanaa wax engegay ahaansho.
Xubin jirka nafleyda ka mid ah wax hawsheedii gabtay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: