Qeexid
"eeg qalluudsan. ld galluubnaan, galluubnaansho, qalluudsanaansho."
"eeg qalluudsan. ld galluubnaan, galluubnaansho, qalluudsanaansho."
Wadaag:
Wax miskiin iska dhigaya ahaansho (qof). ld galluuban.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Si miskiinnimo ah isu muujin (qof). ld galluub2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Si miskiinnimo ah oo la isu muujiyo (qof). ld galluub1.
m.l
Wadaag: