Qeexid
"Cid wax ay qaybineysay wax ka qarsasho."
[-uulay, -uushay]
qalluul2 ulay
qalluul2 ushay
f.mg1"Cid wax ay qaybineysay wax ka qarsasho."
Wadaag:
Si miskiinnimo ah oo la isu muujiyo (qof). ld galluub1.
m.l
Wadaag:
Si miskiinnimo ah isu muujin (qof). ld galluub2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax miskiin iska dhigaya ahaansho (qof). ld galluuban.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax qoyanaa engegid.
Qof sarco qaba suuxid.
Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Waajib waqtigii la samayn lahaa la soo dhaafay oo waa dambe la guto, siiba salaadda iyo soonka.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) Qof qaangaar ah oo garmaqaatenimo iyo nacasnimo isku darsaday.
m.l
Wadaag:
eeg qalluudsan. ld galluubnaan, galluubnaansho, qalluudsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax, wax adag oo aan jilicsaneyn ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Boor, qiiq iwm kor isu taagid.
f.mg1
-lay, -uushay
Wadaag: