Qeexid

"Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon."

Qeexid Xigta

Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.

Wadaag: