Qeexid
"Si loo cuno xoolo gowracasho."
[-ashay, -alatay]
qalo3 shay
qalo3 latay
f.g3"Si loo cuno xoolo gowracasho."
Wadaag:
Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon.
Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.
m.dh
Wadaag:
Maseggo, galley, digir iwm oo la dubay.
Meesha qalloocan oo salka hunguriga nafleyda.
Jirro ku dhacda qoorta oo bararisa.
m.l
Wadaag:
Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Neef irmaanaa caanihii ka dhammaasho; gurid (geel)
Hilib qalowle ka dhigid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
ld qalqaalin. Isku dubbarididda hawl arrin iwm qabashadooda.
Hanti aan badnayn oo qof la siiyo.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: dhul dhagax badan oo oomane ah.
Nooc ka mid ah dhulmanta waaweyn oo laba qalbac leh.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay) Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn sameyn.
f.mg1
Wadaag:
Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn. ld qaloombiyid.
m.l
Wadaag:
Kalagoyska cududda iyo garabka.
Xanuun ku dhaca kalagoyska cududda iyo garabka.
m.dh
Wadaag:
Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan.
Hubka lagu dagaalamo oo dhan.
(muus.) Qalabka muusikada.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.
m.l
Wadaag: