Qeexid
Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn. ld qaloombiyid.
Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn. ld qaloombiyid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay) Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qaloombiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qaloombi1, qaloombin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Qeexid: (ooday, -ootay) Nafley qalo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg qaloo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyaal/-iyo, m.dh) Xubinta uu malayga ka neefsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley dhutin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maseggo, galley, digir iwm oo la dubay.
Qeexid Xigta: Meesha qalloocan oo salka hunguriga nafleyda.
Qeexid Kale: Jirro ku dhacda qoorta oo bararisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon.
Qeexid Xigta: Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hal neef oo baadi ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ashay, -alatay
Qeexid: Si loo cuno xoolo gowracasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhul korkiisa dhagax ku simanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Laab; kal.
Qeexid Xigta: Xasuus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-byo, m.l) Dube.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qoombi2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax si dhaqso leh u sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn.
Qeexid Xigta: Q.ah: hadal aan munaasab ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geel aan irmaan ahayn.
Qeexid Xigta: Cunto aan idaan lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (juqr.) Golxo laga helo haloodka webiga, oo si isdabjoog ah ugu leex leexanaysa dhinac ilaa dhinac, iyada oo samaynaysa laabyo waaweyn markuu webigu ku socdo oo uu qoynayo dhul siman.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]