Qeexid
"Neef irmaanaa caanihii ka dhammaasho; gurid (geel)"
Qeexid Xigta
Hilib qalowle ka dhigid.
[-leeyay, -leysay]
qalowle eeyay
qalowle eysay
f.g2"Neef irmaanaa caanihii ka dhammaasho; gurid (geel)"
Hilib qalowle ka dhigid.
Wadaag:
Bariis inta aan biyaha lagu darin dallac ku shiilid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon.
Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.
m.dh
Wadaag:
Si loo cuno xoolo gowracasho.
f.g3
-ashay, -alatay
Wadaag:
Maseggo, galley, digir iwm oo la dubay.
Meesha qalloocan oo salka hunguriga nafleyda.
Jirro ku dhacda qoorta oo bararisa.
m.l
Wadaag:
Meel qalab u yeelid.
Cid hubeyn.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Geel guran ah.
Muqmad aan subag iyo dufa midna lahayn.
Cantalaay.
m.l
Wadaag:
Hadal aan macno lahayn sheegid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Dhawaaq xoog leh oo aan kala joogsi lahayn. ld qaloombiyid.
m.l
Wadaag: