Qeexid
"Q. ah: wiil rabsho badan."
"Q. ah: wiil rabsho badan."
Wadaag:
Hawl qabashadeeda isku taxluujin ama qabanqaabin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-iyo, m.dh/-iyaal, m.l/dh) Garsoore diinta Islaamka wax ku xukuma. ld qaaddi.
m.l
Wadaag:
ld qalqaalin. Isku dubbarididda hawl arrin iwm qabashadooda.
Hanti aan badnayn oo qof la siiyo.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay.
ld qaal (3). ld qaal.
m.l
Wadaag:
Summad geela lagu dhigo oo u eg qaanso aad loo tooxay oo dheegga lagu dhigo.
Kolay harag ka samaysan oo fardooleyda, xoolo jirta iwm wax ku ritaan.
m.l
Wadaag:
Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay.
Dhegaha ariga.
ld qaali.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku saabsan xirfadda qalliinka dhaawaca, qaabdarrada xubnaha iyo cudurro kale.
m.l
Wadaag: