Qeexid

"ld khalkhal1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalqal oo kali ah:
  • Khilaafka ku saabsan sharciga gudoonka baarlamaanka iyo jiritaankiisa ayaa qalqal siyaasadeed ka abuuray gudaha dowlada daciifka ah ee Somalia, waxaana dad badan oo siyaasiyiin ah ay u arkaan inuu keeni karo burbur ku yimaada DF.
  • Balse arrintan kasoo yeertay Maxkamadda Caalamiga ee Dambiyada Dagaalka ayaa u muuqata mid qalqal u keeneesa horomarka iyo degenaashaha Waddanka Sudan haddii aysan wax is bedelin.