Qeexid
"ld khalkhal1."
"ld khalkhal1."
Wadaag:
Summad geela lagu dhigo oo u eg qaanso aad loo tooxay oo dheegga lagu dhigo.
Kolay harag ka samaysan oo fardooleyda, xoolo jirta iwm wax ku ritaan.
m.l
Wadaag:
Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena.
Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl.
ld qallalid.
m.l
Wadaag:
Neef lagu allabaryo oo ilmo dhashay loogu duceeyo. ld wanqal, waqlal1.
m.dh
Wadaag:
ld qalqaalin. Isku dubbarididda hawl arrin iwm qabashadooda.
Hanti aan badnayn oo qof la siiyo.
m.dh
Wadaag:
Hawl qabashadeeda isku taxluujin ama qabanqaabin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Balli yar oo ay biyo ku hareen.
Duleelka sanka iyo afku ay isaga furanyihiin.
m.l
Wadaag:
Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fushado.
Meel dhir lahayd oo la baneeyo si beer looga dhigto.
m.l
Wadaag:
Weel xoldhan oo geed jirriddii laga qoro oo xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo.
Weel gudihiisa dadku ku mayrto iyo mid dharka lagu dhax meyro.
m.l
Wadaag: