Qeexid
"Summad geela lagu dhigo oo u eg qaanso aad loo tooxay oo dheegga lagu dhigo."
Qeexid Xigta
Kolay harag ka samaysan oo fardooleyda, xoolo jirta iwm wax ku ritaan.
"Summad geela lagu dhigo oo u eg qaanso aad loo tooxay oo dheegga lagu dhigo."
Kolay harag ka samaysan oo fardooleyda, xoolo jirta iwm wax ku ritaan.
Wadaag:
ld qalqaalin. Isku dubbarididda hawl arrin iwm qabashadooda.
Hanti aan badnayn oo qof la siiyo.
m.dh
Wadaag:
Hawl qabashadeeda isku taxluujin ama qabanqaabin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bariis inta aan biyaha lagu darin dallac ku shiilid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Waajib waqtigii la samayn lahaa la soo dhaafay oo waa dambe la guto, siiba salaadda iyo soonka.
m.l
Wadaag:
Geel guran ah.
Muqmad aan subag iyo dufa midna lahayn.
Cantalaay.
m.l
Wadaag:
Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: