Qeexid
"Hilib iwm holac ku dubid."
Qeexid Kale
Fuud, dawo iwm nafley afka uga shubid. ld halwi.
Qeexid Xigta
Weel iwm holac ku diirin.
[-iyay, -isay]
qalw yay
qalw say
f.g2"Hilib iwm holac ku dubid."
Fuud, dawo iwm nafley afka uga shubid. ld halwi.
Weel iwm holac ku diirin.
Wadaag:
God ciriiri ah oo buuraha iyo qararka dhexdooda ku samaysma.
ld qalawo. Edeg yar.
Dhismo yaroo wax lagu dabo. 4. ld khilaawo.
m.dh
Wadaag:
Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Waajib waqtigii la samayn lahaa la soo dhaafay oo waa dambe la guto, siiba salaadda iyo soonka.
m.l
Wadaag:
Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro.
Lacag (macdan).
Summad geela lagu dhigo oo ah diillin daanka loogu jiido si gudub ah.
m.l
Wadaag:
Wax dab ku madoobayn ama ku midabayn.
Wax la iibinayo qiimahooda mid ka yar ku gadid.
ld qalwi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.
m.l
Wadaag:
Qof dhar ka furid.
Dhismo, dedka kore ka qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan.
Hubka lagu dagaalamo oo dhan.
(muus.) Qalabka muusikada.
m.l
Wadaag:
Miro digir, lows iwm qallajin.
Gabay ku luuqayn.
Tusbax ku werdiyid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Kalagoyska cududda iyo garabka.
Xanuun ku dhaca kalagoyska cududda iyo garabka.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: dhul dhagax badan oo oomane ah.
Nooc ka mid ah dhulmanta waaweyn oo laba qalbac leh.
m.l
Wadaag: