Qeexid
"God ciriiri ah oo buuraha iyo qararka dhexdooda ku samaysma."
Qeexid Kale
Dhismo yaroo wax lagu dabo. 4. ld khilaawo.
Qeexid Xigta
ld qalawo. Edeg yar.
"God ciriiri ah oo buuraha iyo qararka dhexdooda ku samaysma."
Dhismo yaroo wax lagu dabo. 4. ld khilaawo.
ld qalawo. Edeg yar.
Wadaag:
Hilib iwm holac ku dubid.
Weel iwm holac ku diirin.
Fuud, dawo iwm nafley afka uga shubid. ld halwi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhis yar oo waxaraha la geliyo.
Dhismo yar oo loogu gabbado dugaag la rabo in la dilo. ld qalwo (2).
m.dh
Wadaag:
Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Waajib waqtigii la samayn lahaa la soo dhaafay oo waa dambe la guto, siiba salaadda iyo soonka.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.
m.l
Wadaag:
Heeso hore oo lagu tumi jirey kaban, daf iyo foori. ld balwad (2), belwo.
m.dh
Wadaag:
Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro.
Lacag (macdan).
Summad geela lagu dhigo oo ah diillin daanka loogu jiido si gudub ah.
m.l
Wadaag:
Bariis inta aan biyaha lagu darin dallac ku shiilid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Q. ah: dhul dhagax badan oo oomane ah.
Nooc ka mid ah dhulmanta waaweyn oo laba qalbac leh.
m.l
Wadaag:
Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan.
Hubka lagu dagaalamo oo dhan.
(muus.) Qalabka muusikada.
m.l
Wadaag: