Qeexid
"Wax is qamaamuday ahaansho (qof)."
[-dnaa, -dnayd]
qamaamudan naa
qamaamudan nayd
f.mg4"Wax is qamaamuday ahaansho (qof)."
Wadaag:
Wax laamaamuday ahaansho (hanti, aqal iwm);unkaman; alkuman.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Maro, maqaar iwm isku qarin (qof).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Ragga intiisa qiimaha iyo qaddarinta ku leh bulshada dhexdeeda. ld qammaamiir.
m.dh.u
Wadaag:
Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid.
f.mg1
Wadaag:
Alkun; abuur.
A. ah:hanti, aqal iwm oo aan badnayn oo la sooururiyey.
amaamudid.
m.l
Wadaag:
Hanti, aqal iwmunkiddeeda bilaabid; alkumid; unkid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Badar wax buunshaha lagu shiidey ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax la gamaamaday ahaansho. ld gamaamudan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: