Qeexid
"eeg qamaamudan. ld qamaamudnaansho."
"eeg qamaamudan. ld qamaamudnaansho."
Wadaag:
Wax is qamaamuday ahaansho (qof).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Maro, maqaar iwm isku qarin (qof).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid.
f.mg1
Wadaag:
Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco.
m.l
Wadaag:
eeg gamaamadan. ld gamaamadnaansho, gamaamudnaan, gamaamudnaansho.
m.f.dh
Wadaag: