Qeexid
"Wax qamandhaco hayso ahaansho."
[-snaa, -snayd]
qamandhaceysan naa
qamandhaceysan nayd
f.mg4"Wax qamandhaco hayso ahaansho."
Wadaag:
eeg qamandhaceysan. ld qamandhaceysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Qarqaryo jariirico wadata oo ku dhalata oogada marka ay dhaxan badan dareento.
m.dh
Wadaag:
Nafley ay qandho hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax ciil iyo caro awgeed bushimaha la qaniinaaya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Jariirico oogada ku fidda oo ay dhaliso naxdin, dhaxan ama jirro.
m.dh
Wadaag:
Xiridda hal godol diiddey ama ilmaha diidday xarig sanka looga xiro oo neefta lagu celiyo si ay u godlato ama ilmaha u oggolaato.
m.l
Wadaag:
Wax is qamaamuday ahaansho (qof).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
/dh Badar bariiska u eg lana eg laakiin ka midab duwan oo la cuno.
m.l
Wadaag:
Badar wax buunshaha lagu shiidey ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid.
f.mg1
Wadaag:
Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco.
m.l
Wadaag: