Qeexid
"eeg qamandhaceysan. ld qamandhaceysnaansho."
"eeg qamandhaceysan. ld qamandhaceysnaansho."
Wadaag:
Wax qamandhaco hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qarqaryo jariirico wadata oo ku dhalata oogada marka ay dhaxan badan dareento.
m.dh
Wadaag:
eeg qarasheysan. ld qarashayeysnaan, qarasayeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag: