Qeexid
"(qamboob, m.dh) Geed yar oo dhulka ku faalala bixiya miro kulkulucsan oo gas leh oo inta la dubo la cuno. ld qalfoon (2)."
"(qamboob, m.dh) Geed yar oo dhulka ku faalala bixiya miro kulkulucsan oo gas leh oo inta la dubo la cuno. ld qalfoon (2)."
Wadaag:
Miro cagaaran oo dusha ku leh qodaxyo oo inta la dubo la cuno.
m.dh
Wadaag:
Waqtiga hawadu aad u qabowdo meelaha qaarkoodna uu baraf ka dhaco.
m.l
Wadaag:
Isku rooridda uu isku soo rooro wx kala baxsanaa engeg ama kulayl dartii.
m.l
Wadaag:
Ceeb weyn oo ka timaada fal xun ee uu qof sameeyey.
Jac.
m.dh
Wadaag:
Tiiraanyo ka muuqata qof ooyaaya.
ld qambaruursasho.
m.l
Wadaag:
Qof tiiraanyeysan hoos u ooyid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof ooyaaya wax wejigiisa tiiraanyo ka muuqata ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: