Qeexid
"Q. ah: badar yar oo ceeriin ah."
"Q. ah: badar yar oo ceeriin ah."
Wadaag:
Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Wax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel; doorsan.
m.l
Wadaag:
Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo.
m.l
Wadaag:
Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay.
Q. ah: qof aan shakhsiyad wanaagsan lahayn.
ld qanjirid. ld qanjidh
m.l
Wadaag:
Wax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dillaac uu yeesho derbi, weel, dhul iwm. ld qarrer1, qarririd.
m.l
Wadaag:
Isu dhoweynta lugaha awr la dabrayo aad la isugu dhaweeyo. ld qabbirid.
m.l
Wadaag: