Qeexid
"Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo."
"Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo."
Wadaag:
Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: