Qeexid
"Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato."
[-say, -stay]
qamis2 ay
qamis2 tay
f.g1"Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato."
Wadaag:
Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo.
m.l
Wadaag:
Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: