Qeexid
"Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho."
[-snaa, -snayd]
qamisan naa
qamisan nayd
f.mg4"Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho."
Wadaag:
Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo.
m.l
Wadaag:
Ka q.: qof wax saluugsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Qof niyad wanaagsan ahaansho; niyadsan.
Ku q.: cid kalsooni ku qabid.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Hawl iwm wax la qabtay ahaansho.
Ku q.: wax meel ku dhegsan ahaansho.
Tuug, dugaag iwm wax casiimo lagu akhriyey oo aan wax bi'in karin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho.
Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Harraad, gaajo iyo daal awgii wax la miyirdoorsoomay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: