Qeexid
"eeg qamisan. ld qamisnaansho."
"eeg qamisan. ld qamisnaansho."
Wadaag:
Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo.
m.l
Wadaag: