Qeexid
"Awr qamis gashasho (qof)."
[-stay, -satay]
qamis tay
qamis atay
f.g3"Awr qamis gashasho (qof)."
Wadaag:
Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo.
m.l
Wadaag:
Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Sixir lagu sameeyo qof la doonayo wax uu ogyahay in uu sheego.
m.dh
Wadaag:
Wax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: