Qeexid
"Ka q.: cid meel xoog kaga celin."
Qeexid Xigta
Ka q.:wax meel halis ah ka weecin.
[-iyay, -isay]
qammaad yay
qammaad say
f.g2"Ka q.: cid meel xoog kaga celin."
Ka q.:wax meel halis ah ka weecin.
Wadaag:
Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda.
Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan.
Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.
m.l
Wadaag:
Harraad, gaajo iyo daal badan la miyirdoorsoomid.
Ka q.: wax sameyntooda ama meel mariddeed ka wareegid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Harraad, gaajo iyo daal awgii wax la miyirdoorsoomay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Buuq ama yulqan badan sameyn (cid).
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
/dh Badar bariiska u eg lana eg laakiin ka midab duwan oo la cuno.
m.l
Wadaag:
Ragga intiisa qiimaha iyo qaddarinta ku leh bulshada dhexdeeda. ld qammaamiir.
m.dh.u
Wadaag:
Wax halis ka dhawrid. ld maari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: