Qeexid
"ld qammaamuur."
"ld qammaamuur."
Wadaag:
Ragga intiisa qiimaha iyo qaddarinta ku leh bulshada dhexdeeda. ld qammaamiir.
m.dh.u
Wadaag:
Harraad, gaajo iyo daal badan la miyirdoorsoomid.
Ka q.: wax sameyntooda ama meel mariddeed ka wareegid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Buuq ama yulqan badan sameyn (cid).
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda.
Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan.
Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.
m.l
Wadaag:
Ka q.: cid meel xoog kaga celin.
Ka q.:wax meel halis ah ka weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Harraad, gaajo iyo daal awgii wax la miyirdoorsoomay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: