Qeexid
"Wax dedid."
[-iyay, -isay]
qamuur yay
qamuur say
f.g2"Wax dedid."
Wadaag:
Ragga intiisa qiimaha iyo qaddarinta ku leh bulshada dhexdeeda. ld qammaamiir.
m.dh.u
Wadaag:
Ciil iyo caro badan oo bushinta hoose lala qaniino.
m.dh
Wadaag:
Ciil iyo caro badan darteed faruuryo la qaniinid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Buug lagu ururiyey ereyo badan oo af leeyahay oo isugu xiga sida alifka u kala horreeyo, eray walbana ay ku hor qoranyihiin macnihiisa, qaabkiisa iwm.
m.l
Wadaag:
Wax meel aan laga arki karin gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Awr qooqan, mid kale guulguul iyo cabsi ku samayn isaga oo guux iyo micilis isugu daraya.
Cid u duurxulid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax ciil iyo caro awgeed bushimaha la qaniinaaya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: