Qeexid
"Wax la deday ahaansho."
[-naa, -nayd]
qamuursan aa
qamuursan ayd
f.mg4"Wax la deday ahaansho."
Wadaag:
Qof ooyaaya wax wejigiisa tiiraanyo ka muuqata ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax ciil iyo caro awgeed bushimaha la qaniinaaya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ragga intiisa qiimaha iyo qaddarinta ku leh bulshada dhexdeeda. ld qammaamiir.
m.dh.u
Wadaag:
Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax hurdo dheer ku jira ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax meel kulul la geliyey ahaansho.
Wax xabbis la geliyey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kalafirirsanaa oo meel isugu yimid ahaansho.
Ku a.: wax, wax kale ee uu geli karo kulibirsan ahaansho. ld urursan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ciil iyo caro badan oo bushinta hoose lala qaniino.
m.dh
Wadaag: