Qeexid
"Dabada gammaanka iyo lo'da."
"Dabada gammaanka iyo lo'da."
Wadaag:
(-tyo, m.dh) (juqr.) Sida Iiraan looga yaqaan, waa marin biyood dhulka ka hooseeya oo biyaha waraabka ka soo qaada buuraha roobku ku badanyahay geeyana dhulalka qallalan ee ka hooseeya. Marinka qanaatka waxaa laga arki karaa hawada, maxaa yeelay waxaa jira daloollo wareegsan oo in isu jir-jira oo u eg karaytarro yar-yar. Qanaatka waxay isleeyihiin foggaaraha woqooyiga Afrika.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) U q.: xoolo dad badan ka ururin si qof u baahan loo siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah loogu fuliyo.
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.l) Qof qof kale u adeega, midiidin (naag).
m.dh
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax dhadhan cusbo leh noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Q. ah: qalab bir, qori iwm ka sameysan oo duugoobay ama khalkhalay.
m.l
Wadaag:
eeg qahran. ld qahranaansho, qaxranaan, qaxranaansho.
m.f.dh
Wadaag: