Qeexid
"Qof arrin ama wax kale raali ku noqosho."
Qeexid Xigta
Wax ka quusasho.
"Qof arrin ama wax kale raali ku noqosho."
Wax ka quusasho.
Wadaag:
Raalliggelin, maqsuudin.
Kadhaadhicin, aaminaad.
Q. badan: qof wax yar ku qanca.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -dici) Wax in yar kululaaday noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Cid, wax raali ku ah ahaansho.
Cid, wax ka quusatay ahaan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic2, qiiq2, qiiqaab2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(-xyo, m.dh) Q. ah: qalab bir, qori iwm ka sameysan oo duugoobay ama khalkhalay.
m.l
Wadaag:
(-tyo, m.dh) (juqr.) Sida Iiraan looga yaqaan, waa marin biyood dhulka ka hooseeya oo biyaha waraabka ka soo qaada buuraha roobku ku badanyahay geeyana dhulalka qallalan ee ka hooseeya. Marinka qanaatka waxaa laga arki karaa hawada, maxaa yeelay waxaa jira daloollo wareegsan oo in isu jir-jira oo u eg karaytarro yar-yar. Qanaatka waxay isleeyihiin foggaaraha woqooyiga Afrika.
m.l
Wadaag:
Orodka awr qooqani sameeyo isaga oo madaxa laallaadinaya daamankana isla dhacaya.
m.dh
Wadaag:
Hal ilmo diidday qallac ku samayn.
Shiraaca doonta daqal ku xirid.
f.g1
Wadaag:
Awr qooqan isaga oo madaxa laalaadinaya, daamankana isla dhacaya ordid. ld gamlee.
f.mg2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Nafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Buuq ama yulqan badan sameyn (cid).
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag: