Qeexid
"Qandho kicin. ld qandhi."
[-dheeyay, -dheysay]
qandhe heeyay
qandhe heysay
f.g2"Qandho kicin. ld qandhi."
Wadaag:
Nafley ay qandho hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(daaw.) Kulka jirka oo ka saramara kulka caadiga ah ee jirka: haddii afka laga cabbiro waxa weeye: 98,6° F oo u dhiganta 37° C. Haddii futada laga cabbirana waxa weeye = 99° F oo dhiganta = 37° C.
m.dh
Wadaag:
Cid jirro ku dhicid. ld qandhoo.
f.mg3
-oday, -otay
Wadaag:
Neef irmaan candho keenid.
Neef sid dhaweeyey gor yeelasho.
f.mg2
-dheeyay, -dhaysay
Wadaag:
Q. ah: qof madax adayg oo waxa uu damco aan laga qancin karin.
m.l.kh
Wadaag:
Turub, baandho ku samayn.
f.g2
-dheeyay, -dhaysay
Wadaag:
qandhada deng m.dh (daaw.) Cudur la isqaadsiyo oo fiirus keeno waxaana qaada jeermiga kaneecada la yiraadhdo “aedes aegypty”. Astaamo: xubno xanuun, qandho, madax xanuun, muruqyo xanuun, ilmayn, cuno xanuun, finan cuncun leh oo oogada ka soo baxa. Astaamahaasu waxay jiraan muddo ayaamo ah.
Wadaag:
Warqado turub baandhayn.
Dad jagooyin haya isku beddelid.
Wax dulduleel badan u yeelid. 4. Wax kala miirid.
f.g2
-dheeyay, -dhaysay
Wadaag: