Qeexid
"Nafley ay qandho hayso ahaansho."
[-snaa, -snayd]
qandheysan naa
qandheysan nayd
f.mg4"Nafley ay qandho hayso ahaansho."
Wadaag:
Qandho kicin. ld qandhi.
f.g2
-dheeyay, -dheysay
Wadaag:
Wax qamandhaco hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Bakoorad, jeedal iwm oo qarash lagu sameeyey ahaansho. ld qarashayeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(daaw.) Kulka jirka oo ka saramara kulka caadiga ah ee jirka: haddii afka laga cabbiro waxa weeye: 98,6° F oo u dhiganta 37° C. Haddii futada laga cabbirana waxa weeye = 99° F oo dhiganta = 37° C.
m.dh
Wadaag:
Cid jirro ku dhicid. ld qandhoo.
f.mg3
-oday, -otay
Wadaag:
Q. ah: qof madax adayg oo waxa uu damco aan laga qancin karin.
m.l.kh
Wadaag:
Nafley qarqaryo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax qudrad, subag iwm muddo yar lagu shiilay ahaansho (hilib).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: