Qeexid

"Xummad."

Qeexid Kale

Duumo.

Qeexid Xigta

Jirro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qandho oo kali ah:
  • Ragga ururada ka madaxda ah oo ah rag aan kursiga xoog ku doonaynin ee xarago ku soo doontay markii ay socotay xumadda doorashadu raggaas waxa u dheeraad ahaa qandho badan oo malaha ka dhalatay qadoodiga foodka.
  • Qoorgooye waa cudur khatar ah oo maskaxda gala, oo qandho, madax-xannuun, matag wata.