Qeexid Xigta
ld qandhuufad, qanjaruufad, qanjaruufasho.
ld qandhuufad, qanjaruufad, qanjaruufasho.
Wadaag:
Far iyo suul ciddiyahooda oo xoog meel qof jirkiisa ka mid ah loogu qabto si loo xanuujiyo. ld qanjaruufo1.
m.dh
Wadaag:
Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin.
Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo2.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
(daaw.) Kulka jirka oo ka saramara kulka caadiga ah ee jirka: haddii afka laga cabbiro waxa weeye: 98,6° F oo u dhiganta 37° C. Haddii futada laga cabbirana waxa weeye = 99° F oo dhiganta = 37° C.
m.dh
Wadaag:
Cid jirro ku dhicid. ld qandhoo.
f.mg3
-oday, -otay
Wadaag:
Qandho kicin. ld qandhi.
f.g2
-dheeyay, -dheysay
Wadaag:
Q. ah: qof madax adayg oo waxa uu damco aan laga qancin karin.
m.l.kh
Wadaag: