Qeexid
"Far iyo suul ciddiyahooda oo xoog meel qof jirkiisa ka mid ah loogu qabto si loo xanuujiyo. ld qanjaruufo1."
"Far iyo suul ciddiyahooda oo xoog meel qof jirkiisa ka mid ah loogu qabto si loo xanuujiyo. ld qanjaruufo1."
Wadaag:
Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin.
Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo2.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
Cid jirro ku dhicid. ld qandhoo.
f.mg3
-oday, -otay
Wadaag:
Qandho kicin. ld qandhi.
f.g2
-dheeyay, -dheysay
Wadaag:
(daaw.) Kulka jirka oo ka saramara kulka caadiga ah ee jirka: haddii afka laga cabbiro waxa weeye: 98,6° F oo u dhiganta 37° C. Haddii futada laga cabbirana waxa weeye = 99° F oo dhiganta = 37° C.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: qof madax adayg oo waxa uu damco aan laga qancin karin.
m.l.kh
Wadaag:
qandhada deng m.dh (daaw.) Cudur la isqaadsiyo oo fiirus keeno waxaana qaada jeermiga kaneecada la yiraadhdo “aedes aegypty”. Astaamo: xubno xanuun, qandho, madax xanuun, muruqyo xanuun, ilmayn, cuno xanuun, finan cuncun leh oo oogada ka soo baxa. Astaamahaasu waxay jiraan muddo ayaamo ah.
Wadaag:
Ku c.: cid candhuuf ku tufid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag: