"eeg qandac2."
Wadaag:
Wax in yar kululayn.
f.g2
-iyay, -isay
ld qandicin.
m.l
eeg qandici. ld qandicis.
m.f.dh
(-iyo/qandi, m.dh) Kolay yar oo wax lagu gurto.
eeg qaddac. ld qaddac1 (3).
eeg qandiir2.
eeg qaaddac.
eeg qanac2.
eeg qamiic2.
Wax in yar kululaansho.
f.mg1
-ray, -rtay
eeg qallac2.
Wax kulkoodu yaryahay.
eeg qandiiri.
ld qaldhocod, qallicid, qallixid.
Ugxaanta yaryar oo cadcad oo ay injirtu dhasho.
m.l.u
ld gandood1, gandoodid, qandood1.
ld qiicid, qiiqaabid, qiiqid.
Geed dhirta dhaadheer ka mid ah oo bixiya laamo toostoosan oo lagu dhisto guryaha, lehna asal hargaha lagu magdiyo.
Qabal maqaar ka samaysan oo gaboobay.
ld qandhee.