Qeexid
(-ro, m.l) Siil.
(-ro, m.l) Siil.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Siil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qare aan la cunin oo duur ka baxa. ld qaredameer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo/qandi, m.dh) Kolay yar oo wax lagu gurto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld qandhee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xummad.
Qeexid Xigta: Jirro.
Qeexid Kale: Duumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -oday, -otay
Qeexid: Cid jirro ku dhicid. ld qandhoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -dici) Wax in yar kululaaday noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed dhirta dhaadheer ka mid ah oo bixiya laamo toostoosan oo lagu dhisto guryaha, lehna asal hargaha lagu magdiyo.
Qeexid Xigta: Qabal maqaar ka samaysan oo gaboobay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Q. ah: wax kuleylkoodu yar yahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Kulka jirka oo ka saramara kulka caadiga ah ee jirka: haddii afka laga cabbiro waxa weeye: 98,6° F oo u dhiganta 37° C. Haddii futada laga cabbirana waxa weeye = 99° F oo dhiganta = 37° C.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax in yar kululaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -dheeyay, -dheysay
Qeexid: Qandho kicin. ld qandhi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jurmi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax kulkoodu yaryahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gandood1, qandoodid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.l/dh) Nin kutubta wax yar ka yaqaan oo haddana wax ka sheegsheega oo wadaad iska dhiga; kitaabgaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld qandho2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Q. ah: qof madax adayg oo waxa uu damco aan laga qancin karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qandheyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax in yar kululayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]