Qeexid
"Hanti gaalo ka qabsasho, kaddib markii dagaal lagu jebiyay."
[-stay, -satay]
qaniimeys tay
qaniimeys atay
f.mg3"Hanti gaalo ka qabsasho, kaddib markii dagaal lagu jebiyay."
Wadaag:
Hanti badan.
Maal gaalo laga qabsaday, kaddib markii la jebiyay colkooda. ld qaniimo.
m.dh
Wadaag:
Laba wax ama ka badan isla ekeysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Guud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool sida shilinta, dhuugga iwm.
m.l
Wadaag:
Ilko si xoog leh wax ugu qabasho.
Cayayaan nafley dhiig ka jaqid.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Wax dad ka dhexeeya si gaar ah uga faa'iideysasho. ld ceshiineyso, cishiimeyso, cishiineyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Ilkaha oo si xoog leh wax loogu qabto.
m.dh
Wadaag:
Nafley afka wax u gelin si uu u qaniino.
Cid isku dirid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag: