Qeexid
"ld qandhuufo2."
[-ftay, -fatay]
qanjaruufo2 tay
qanjaruufo2 atay
f.g3"ld qandhuufo2."
Wadaag:
Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin.
Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo2.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
(-do, m.l) Doonni baqalka ka yar oo hore u dhuuban gadaalna u ballaaran.
m.dh
Wadaag:
Ciddiyaha wax ku xagasho.
f.g1
-ftay, -fatay
Wadaag:
Hardiyidda xooluhu geeska wax ku dhuftaan. ld qaruufid.
m.l
Wadaag:
Xoolo gees wax ku hardiyid. ld qaruufsii.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Ciddida inteeda dheer oo ka baxda qoobka labaraaflaha iyo gammaanka.
Alaabta lagu dhaqmo marka ay duug noqoto. ld qajaaful.
m.l
Wadaag:
(-dho, m.l) (c.nafl.) Organ soo saara walxo si uu u dhiijiyo. Qanjidhku wuxuu noqon karaa mid weyn, tusaale ahaan: beerka, ama wuxuu noqon karaa mid yar; qanjidh dhidid. ld qanjir.
m.l
Wadaag:
qanjidh taymas m.l Qanjir ku yaal lafta shafka xaggeeda gudaha xigta, caruurta keliya ayaa leh, dadka waaweyn waa ka baaba'a, wuxuuna ka tirsanyahay qaybta difaaca jirka.
Wadaag:
Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay.
Q. ah: qof aan shakhsiyad wanaagsan lahayn.
ld qanjirid. ld qanjidh
m.l
Wadaag:
Badar siiba digir karis xumo awgeed bislaan waayid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geed gaab xeebaha bari ka baxa oo caleemo yaryar oo biyo ka buuxaan leh oo daashashka lagu dedo.
m.l
Wadaag:
qanjidh taymas m.l Qanjir ku yaal lafta shafka xaggeeda gudaha xigta, caruurta keliya ayaa leh, dadka waaweyn waa ka baaba'a, wuxuuna ka tirsanyahay qaybta difaaca jirka.
Wadaag: