Qeexid
"Wax si xoog leh u qandhuufasho."
[-iyay, -isay]
qanjiir yay
qanjiir say
f.g2"Wax si xoog leh u qandhuufasho."
Wadaag:
qanjidh taymas m.l Qanjir ku yaal lafta shafka xaggeeda gudaha xigta, caruurta keliya ayaa leh, dadka waaweyn waa ka baaba'a, wuxuuna ka tirsanyahay qaybta difaaca jirka.
Wadaag:
Badar siiba digir karis xumo awgeed bislaan waayid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-dho, m.l) (c.nafl.) Organ soo saara walxo si uu u dhiijiyo. Qanjidhku wuxuu noqon karaa mid weyn, tusaale ahaan: beerka, ama wuxuu noqon karaa mid yar; qanjidh dhidid. ld qanjir.
m.l
Wadaag:
qanjidh taymas m.l Qanjir ku yaal lafta shafka xaggeeda gudaha xigta, caruurta keliya ayaa leh, dadka waaweyn waa ka baaba'a, wuxuuna ka tirsanyahay qaybta difaaca jirka.
Wadaag:
Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay.
Q. ah: qof aan shakhsiyad wanaagsan lahayn.
ld qanjirid. ld qanjidh
m.l
Wadaag:
qanjidhka tayroydh m.l (c.nafl.) Qanjidh marinla' oo laba laab leh oo laga helo lafdhabarleyda kuna yaalla salka qoorta. Wuxuu dhiijiyaa laba horomoon oo ay ku jirto ayoodhiin, oo kala ah tayrogsiin iyo tarayodhoytayrosiin, kuwaas oo xukuma dariiqooyinka dheefsasho ee jidhka oo dhan. Waxa kale oo ay duudsiyaan koritaanka duleed.
Wadaag:
Badar si xun loo kariyay wax kala bislaaday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-do, m.l) Doonni baqalka ka yar oo hore u dhuuban gadaalna u ballaaran.
m.dh
Wadaag:
Geed gaab xeebaha bari ka baxa oo caleemo yaryar oo biyo ka buuxaan leh oo daashashka lagu dedo.
m.l
Wadaag: