Qeexid

"Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay."

Qeexid Kale

ld qanjirid. ld qanjidh

Qeexid Xigta

Q. ah: qof aan shakhsiyad wanaagsan lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine