Qeexid Xigta
ld qanjir1 (3).
ld qanjir1 (3).
Wadaag:
Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay.
Q. ah: qof aan shakhsiyad wanaagsan lahayn.
ld qanjirid. ld qanjidh
m.l
Wadaag:
Badar siiba digir karis xumo awgeed bislaan waayid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax si xoog leh u qandhuufasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Badar si xun loo kariyay wax kala bislaaday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
qanjidh taymas m.l Qanjir ku yaal lafta shafka xaggeeda gudaha xigta, caruurta keliya ayaa leh, dadka waaweyn waa ka baaba'a, wuxuuna ka tirsanyahay qaybta difaaca jirka.
Wadaag:
qanjidh taymas m.l Qanjir ku yaal lafta shafka xaggeeda gudaha xigta, caruurta keliya ayaa leh, dadka waaweyn waa ka baaba'a, wuxuuna ka tirsanyahay qaybta difaaca jirka.
Wadaag:
(-dho, m.l) (c.nafl.) Organ soo saara walxo si uu u dhiijiyo. Qanjidhku wuxuu noqon karaa mid weyn, tusaale ahaan: beerka, ama wuxuu noqon karaa mid yar; qanjidh dhidid. ld qanjir.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Halaamacoodka qanjirrada liinfada kuwaas oo barara, xanuun yeesha ayna adkaadaan xaaladaha qaarkood waa hallaamacood muddo dheer (cronica) sida qanjibararka ka yimaada cudurka qaaxada, inta badanse waa cudur muddo gaaban (acuta) oo ku kooban meel jirka ka mid ah oo u dhow addin dhaawacan.
m.l
Wadaag:
Qanjirka oo jirro awgeed barara. ld qanjirabarar.
m.l
Wadaag: