Qeexid
"(-rro, m.dh) Daan."
"(-rro, m.dh) Daan."
Wadaag:
Cudur ku dhaca qanjirada oo barariya in muddo ah; camanbafuufi.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo ku dhaca caruurta da'dodu u dhaxyso shan (5) ilaa shan iyo toban (15). Bararka qanjirka calyada oo ku yaal daanka hoose dadabiisa ee labada dhinacba, waxa ka horreeya: qandho, madax-xanuun iyo matag bararka labada qanjir way kala hormaraan mararka qaarkoodina mid keliya ayuu cudurku ku dhacaa.
m.l
Wadaag:
Qayb ka mid ah qaybaha xabbadda badanaa ka samaysan maar, leh qaabka dhululubada, oo ay ku dhex jirto baaruud, afka horena ku wadata sulub.
Gufarka caleenta shaaha ama bunka oo weelka salkiisa ku hara. ld gashir, qashar.
m.l
Wadaag:
(qansax, m.dh) Geed quraca la bah ah oo leh qodxo yaryar, mayraxiyo xabag wanaagsan.
m.l
Wadaag: