Qeexid
"Wax jurmi weyn leh ahaansho."
[-naa, -nayd]
qanweyn aa
qanweyn ayd
f.mg4"Wax jurmi weyn leh ahaansho."
Wadaag:
Qof islaweyni badan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dabeecad isla weyni kibir leh oo qof yeesho. ld qabweynaan.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Bohol weyn oo hoos u qodan oo leh dhinacyo dhadhaabeed oo tiiro toosan leh. Waxaa badanaa sameeya tog mara dhul oomane ah o gooya dhadhaabaha jilicsan.
m.dh
Wadaag:
Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.
m.dh
Wadaag: