Qeexid

"Buur dheer oo dhagax ah; cal."

Qeexid Kale

Gow (bohol, ceel, webi); daan.

Qeexid Xigta

Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qar oo kali ah:
  • Magaalada Baydhabo oo xarun u ah Baarlamaanka soomaaliya ayaa waxaa ka dhaca dilal iyo qaraxyo, iyadoona ilaa iyo hada muuqan talaabo maamulka Gobalka Baay u qaaday wax ka qabashada amaan darada sii xoogeysaneysa.
  • Wasiirka Arrimaha Gudaha wuxuu ku dhawaaqay abaal-marin la siinayo qof kasta oo keena macluumaad ku saabsan falalka gurracan ee is-qarxinta ah.