Qeexid
Cid qaraabo ka dhigasho.
[-stay, -satay]
f.g3Cid qaraabo ka dhigasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld qaraabaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaraabayso. ld qaraabaysad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Miro, xabag iwm duur ka doonid.
Qeexid Xigta: hunguri, lacag iwm la shaqaysan meelo ka shaxaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno.
Qeexid Xigta: Hunguri, lacag iwm aan la shaqeysan oo meelo laga soo shaxaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaraabo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Miro, xabag iwm doonasho ama gurasho.
Qeexid Xigta: Wax aan la haysan oo loo baahan yahay dibadda ka doonasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Dad xagga hooyo ama aabbe xiriir dhalasho ka wadaaga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Eexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil1, qaraabakiilid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -iilay, -iishay
Qeexid: Cid qaraabannimo awgeed ugu eexasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -ooyay, -ooysay
Qeexid: Qaraabo, daryeelid la'aan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaraab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Dhul geedo ka gurasho si wax loogu beero ama hawl kale loogu qabsado.
Qeexid Xigta: Wax amaah ahaan cid uga qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Su!; Tu! (cod geela lagu fariisiyo si loo raro).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hadba cid baryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Q. ah: qof aan qaraabadiisa daryeelin.
Qeexid Xigta: ld qaraabaggooyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qaraabakiil1, karaabakiil1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh.u Qaraabannimo aan dhaweyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qaraabaggoo. ld qaraabaggooys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) (taar.) Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhadhan aan macaanayn.
Qeexid Xigta: Go'aan.
Qeexid Kale: Maseyrka laga maseyro cid waxay haysato. ld xaraar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]